Soomar

Soomar

Somali Online Market

Available on Google Play
3.8(678)
100,000+ installsFreeShopping

Updated Feb 19, 2026 · v69.2.6

CompareView on Google Play
Screenshot 1
Screenshot 2

Somali Online Market SOOMAR waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce

HORUDHAC -------------------- Somali Online Market (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce nooc la jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah , waxaa ku dhisnay hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha ,wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga dalka .  Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka Waxaa u qaabeynay hab-ka ay isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida , annagoo xooga saarnay inaa fududeyno hab adeegsiga iyo si uu u noqdo meel xog kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga heli karo , mar waa meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada marna waa suuq aad ka iibsan karto wax kasta oo aad u baahato . Waa Download-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa , kana dheehan kartaa waxaa u baahato . Ganacsatadana wey is diiwaangelin karaan ka dib ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.  Wuxuu ka koobanyahay -------------------------------------  Shopping :- oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala duwan sida , Supermarkets, electronics, Carwooyinka, Stationery , Furniture’s, Spare-parts iyo wixii la mid ah waaad arki kartaa ganacsi kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC,E-DAHAB ,E-MAAL,MASTERCARD , VISA CARD .  Travel :- waxaa ka heli kartaa Dhamaan Travel agencies adigoo si fudud u ogaan kara halka aad u safreyso diyaaradaha aada , maalmaha ay baxaan , qiimaha ka dibna ku iibsan kara Ticket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo sida EVC,E-DAHAB iyo E-MAAL,MASTERCARD,VISA CARD.  Restaurants: waxaa ka arki kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada aaad dooneyso .  Universities : waxaa ku jira jaamacadaha , waxaa sahleynaa ardayda iyo waalidiinta iney u booqan karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara Faculties-ka ay bixiso Jaamacad kasta ,Fee-ga ,Xiliyada uu semisterka bilow yahay iyo xiliyada uu dhamaanayo .  Hospitals : waxaa ku jira Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Doctor-ka daneyneyso waxana si fudud u bixin kartaa lacagta Ticket-ka Doctor-ka.  Tv and Radio:- wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha iyo daawadayaasha iney la socon karaan Progam-yada warbaahinta , sidoo kale wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan,toos ayaa looga daawan karaa loogana dhageysan karaa .  Cars:- waxaad booqan karaa oo dhex wareegi kartaa Geerash-yada (Carwooyinka ) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta ,models-ka,waxaad kalo ogaan kartaa qiimaha .  Shirkaddaha isgaarsiinta :- waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta . Waxaa sidoo kale ka mid ah adeegeenna  Banks-ka ,  shirkadaha dhismaha ,  kuwa adeega guud ,  Shirkadaha korantada ,  Kaalimaha shidaalka,  Warshaddaha,Maktabadaha. • WAXA UGU MUHIIMSAN ------------------------------------- -inaa dheehan karto adeeg-yada, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel. -Inaa wici karto si toos ah isla app-ka dhexdiisa -inaa Message u diri karto . -inaa ka iibsan karto

Released
August 5, 2017

8 years on Google Play

Version
69.2.6
Updated
Feb 19, 2026
Content Rating
Everyone
Installs
100,000+
Developer
Somali Online Market
Website
http://soomar.so
Email
info@soomar.so
In-app purchases
No

This app isn't currently appearing in any tracked top charts.

Rating breakdown

5
395
4
0
3
113
2
56
1
113