Quran - Somali

Quran - Somali

HooyoApps

Available on Google Play
4.9(448)
100,000+ installsFreeEducation

Updated Jun 22, 2026 · v1.0.10

CompareView on Google Play
Screenshot 1
Screenshot 2
Screenshot 3
Screenshot 4
Screenshot 5
Screenshot 6
Screenshot 7
Screenshot 8
Screenshot 9
Screenshot 10
Screenshot 11
Screenshot 12
Screenshot 13

Tafsiirka Quraanka Kariimka & Adkaarta subixii & fiidkii oo Soomaali & English

Waxaan dib ugu laabannay noocii hore ee app-ka codsi dadweyne oo aad u fara badan awgeed. Fadlan liiska app-yadayada ka raadi 'Quran Somali & English'. Appkan waxaa loo abuuray sadaqadul jaariya ahaan oo loogu niyooday aabeheen, wowowgeen, walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo. Appkan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo aad furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay. Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wadaagto qoyska iyo saaxiibbada. Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay. Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahf. This app was created as a continuous charity (sadaqah jariyah) and dedicated to our father, our grandfather, and our brother, Cali Jaamac — may Allah forgive his sins. The app reminds you each time you open it to make du‘a for all of our deceased parents and elders. The app allows you to copy any verse and its translation and share it with family and friends. The app lets you create lists of your favorite verses. Every morning, evening and on Fridays, the app will send you a reminder to read Adkaar and Surah Al-Kahf. quraanka kariimka 114 tafsiirka quraank quran somali kitaabka quraanka quraanka kariimka 114 somali Quran tafsiir af Somali 114 offline quran somal qoraal Quran af Somali ku qoran kitaabka quraanka kariimka

Released
October 13, 2021

4 years on Google Play

Version
1.0.10
Updated
Jun 22, 2026
Content Rating
Everyone
Installs
100,000+
Developer
HooyoApps
Website
N/A
Email
hooyoapps@hotmail.com
In-app purchases
No

This app isn't currently appearing in any tracked top charts.

Rating breakdown

5
392
4
56
3
0
2
0
1
0