ManhajOnline

ManhajOnline

Manhajonline App

Available on Google Play
4.6(285)
10,000+ installsFreeEducation

Updated Jul 31, 2026 · v3.0.34

CompareView on Google Play
Screenshot 1
Screenshot 2
Screenshot 3
Screenshot 4
Screenshot 5
Screenshot 6
Screenshot 7

wacdi, quraan, akhris iyo waxyaabo ku saabsan diinta islaamka xaqa ah.

In dadka Laga nadiifiyo shirkiyaadka iyo quraafaadka lana baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta naloo abuuray. In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas sidey u fahmeen saxaabadii Alllaha ka raali noqdee. In aan dadka ugu yeerno iney ku midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta iyo is kooxkooxaysiga iyo firqooyinka. in wixii masaail diin iyo Aduunyaba loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha.

Released
May 2, 2016

10 years on Google Play

Version
3.0.34
Updated
Jul 31, 2026
Content Rating
Everyone
Installs
10,000+
Developer
Manhajonline App
Website
http://manhajonline.com
Email
manhajonline@gmail.com
In-app purchases
No

This app isn't currently appearing in any tracked top charts.

Rating breakdown

5
259
4
0
3
0
2
0
1
25