Updated Sep 10, 2024 ยท v3.1
Qanciye waa goob aad ka daawan kartid muuqaalada filimada & musalsalada, tv-yada
Qanciye waa goob aad ka daawan kartid muuqaalada filimada kuwooda hindida oo afkaaga hooyo lagugu soo turjumay, kuwa mareykanka, carabta, dhamaan aflaamta dunida iyo tv-yada Soomaalida dhamaantood intii ku baxdo luqada afka soomaaliga. Haddaba soo degso oo hel Filimada hindiga, filimada Mareykanka, Aflaamta carabta, Musasalo, Tv-yada soomaalida Iyo muuqaalo kale oo ku xiiso geliya.
5 years on Google Play
This app isn't currently appearing in any tracked top charts.