Updated Jul 29, 2026 · v1.0.65
Rikaab waa raali geliyahaaga
-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google. Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab 1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab. 2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara. 3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay. 4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku. 5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdo dhankiisa. 6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soo gaaray. 7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga. 8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka. 9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.
4 years on Google Play
This app isn't currently appearing in any tracked top charts.