Updated Aug 29, 2026 ยท v1.0.36
Book , Ride Anywhere
Macmiil, safarkaaga iyo Socdaalkaagaba ku xidhnoow; adeegyada kala duwan ee Hayin Transport! Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mid ah: 1: Adeegga Taxi-ga si aadugu fushato hawlahaaga shaqsiga ah, adiga oo ilaashanaya waqtigaaga. Waxaanu kuugu adeegaynaa sida ugu deg-degga badan, uguna soo dhawaynta wanaagsan. Hayin waa sahlaha safarkaaga iyo danahaaga shaqsiga ah
0 years on Google Play
This app isn't currently appearing in any tracked top charts.