Updated Jul 29, 2026 · v3.4.6
Book Ride Anywhere
Macmiil, safarkaaga iyo Socdaalkaagaba ku xidhnoow; adeegyada kala duwan ee Sahal Transport! Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mid ah: 1: Adeegga Bus-ka 2: Adeegga Taxi-ga si aadugu fushato hawlahaaga shaqsiga ah, adiga oo ilaashanaya waqtigaaga 3: Adeegga alaabaha culus (Cargo) una diri kara gobollada Dalka. 4: Adeegga Delivery-ga Waxaanu kuugu adeegaynaa sida ugu deg-degga badan, uguna soo dhawaynta wanaagsan. SAHAL waa sahlaha safarkaaga iyo danahaaga shaqsiga ah
6 years on Google Play
This app isn't currently appearing in any tracked top charts.