Updated Oct 12, 2025 · v1.0.3
The Sealed Nectar - History Of The Prophet and The Sahaba
This app contains the history of Prophet Mohamed and the Sahaba. Kitaabka Siirada ee Raxiiqul Makhtuum waxaa sharxaya sheekh Maxamed Cabdi Umal, Ilaahey ajar iyo xasanaat haka siiyo anagana Ilaah hanagu anfaco. Kitaabka waxa uu ka koobanyahey 120 cashar, applicationkana sidoo kale 120 cashar weeyaan.
11 years on Google Play
This app isn't currently appearing in any tracked top charts.